Video : Film laga sameeyey dhibaatada Qurbo joogta ay ku haayaan dhalinta bilaa camalka ah ee Magaalada Muqdisho kunool.

DAAWO MUUQAALKA : Film laga sameeyey dhibaatada Qurbo joogta ay ku haayaan dhalinta bilaa camalka ah ee Magaalada Muqdisho kunool. Nin ayaa naag uu yaraantiisa jeclaa, Si fudud waxaa kula wareegay nin qurbo joog ah, Kadibna wiilkii wadnaha ayaa istaagay isla goobtii ayuuna ku nafbaxaya.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com

0 comments